Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Sahro Cali Samatar oo ka mid ahayd Mas’uuliyiintii Dowladda ee shalay...
Abu Dhabi, 29 August 2015: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada...
Doodda hindise sharciyeedka shaqaalaha ajnabiga waxa uu maanta Baarlamaanka gudagalay ka doodistiisa, taasi oo guddiga adeega bulshada ee baarlamaanka uu...
Mas’uuliyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa ka qeyb galay kulan lagu taageerayay waxqabadka maamulka Dowladda hoose ee...
Uruurka Marwo oo ah urur ka shaqeeya daryeelka carruurta iyo haweenka ayaa maanta kalmo lacageed gaarsiiyay Haweeney lagu magacaabo Madiino...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa booqday ciidanka ku sugan jiida hore ee deegaanka Godod oo...
Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Xuseen Carab Ciise iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee xarunta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka...
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaabay...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal ku soo maray deegaanno...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho