Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Uruurka  Marwo oo deeq lacag ah ku wareejiyay haweeney xanuunsan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Uruurka  Marwo oo deeq lacag ah ku wareejiyay haweeney xanuunsan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Uruurka  Marwo oo ah urur ka shaqeeya daryeelka carruurta iyo haweenka ayaa maanta  kalmo lacageed gaarsiiyay Haweeney lagu magacaabo Madiino Abuukar Sheekh oo ku jirta isbitaalka DEVA.

Ururka Marwo oo ah urur  ka shaqeeya daryeelka Hooyada iyo carruurta ayaa maanta deeq lacageed ku wareejiyay Madiina Abuukar Sheekh oo ah hoyo ku xanuunsaneysa isbitaalka DEVA ee magaalada Muqdisho, oo lagu yeeshay lacagtii ay ku jiifta isbitaalka, iyadoo Ururka Marwo uu maamulka isbitaalka ka codsaday in loo kordhiyo muddada ay jiifeyso isbitaalka, si loo xaqiijiyo xaaladeeda caafimaad.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026

Dhibane Madiina Abuukar Sheekh oo ka wanaagsan sidii hore oo ay xaaladeeda caafimaad ahayd markii la dhigayay isbitaalka ayaa uga mahadcelisay Ururka Marwo gurmad ay u fidiyeen

Guddoomiyaha Ururka Marwo Nashaad Bashiir Axmed oo lacagta hooyo Madiino ku wareejisay ay ahayd shan boqol oo doorla Mareykanka ah ayaa ka codsaday guud ahaan shacabka Soomaaliyeed inay ilgaar ah ku eegaan bukaannada ku jira qaar ka mid ah isbitaalada Muqdisho, waxaana ay intaa ku dartay in wixii kareenkooda ah ay ku tabarucayaan hooyo Madiino

Ururka Marwo oo ah urur ay ku mideysanyihiin gabdho Soomaaliyeed ayaa ka mid ah ururrada u dhaqdhaqaaqa daryeelka carruurta iyo haweenka, iyagoo 18-kii bishan kaalmo tan la mid ah gaarsiiyay Hooyo Madiino iyo Maryan Xasan Xiireey oo ay xilligaas ku booqdeen isbitaalka DEVA.

IMG_0565 IMG_0568 IMG_0571 IMG_0574 IMG_0585 IMG_0587 IMG_0589 IMG_0598 IMG_0600 IMG_0602 IMG_0605

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Waxqabadka maamulka dowladda hoose ee Gaalkacyo oo la taageeray

Next Post
Shir looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo

Waxqabadka maamulka dowladda hoose ee Gaalkacyo oo la taageeray

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In