Guddoomiyaha golaha sare ee Jaamacadda SIMAD Dr. Cabdiraxmaan Al-Muxeylaan, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismo cusub oo loo dhisay kuliyadda...
Taliska Ciidanka Ilaalada deegaanka Xammar ayaa ka Warbixiyay halka ay marayaan howlaha shaqo ee ciidankaas kaddib kulan ay isugu yimaadeen...
Muqdisho, 25 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay...
Muqdisho, 25 August 2015: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa tacsi u diray Madaxweynaha...
Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa xalay Howlgallo dad lagu soo qab-qabtay waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka mid ah Degmada Hodan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka...
August 25, 2015 Asagoo ka wakiil ah dowladda iyo shacabka Mareykanka, Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P....
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Muqdisho, August 25, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa...
Maamulka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa shaaciyay in dib loo furayo Waddada Xiriirisa degmadaas iyo Magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay....
Bani’aadmiga dunida ku wada nool, Ilaahey ayaa wada uumay, waxa ay isugu jiraan Muslimiin iyo Gaalo. Diinta Islaamku waxa ay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho