Tartamayaasha Degmooyinka Cabdicasiis Vs Baydhabo oo ka kala tirsan Gobolada Benaadir iyo Baay ayaa caawa tartan aad u xiiso badan...
Munaasabad Kooban oo lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee Comanda Boliisiya ayaa waxaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa...
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Akhristayaasheena sharafta leh Jadwalka Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, oo ay taabo gelineyso sanadkii...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta soo saaray amar dib loogu furayo 13 xawaaladood oo ay dowladiisa xirtay labo...
Muqdisho, 18 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku ammaaney Wasaaradda Waxbarashada hirgelinta imtixaanka...
Wasiirka dhalinyarda iyo Isbortiga Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux iyo wafdi uu hogaminayao ayaaka qayb galay ciyaaro orad ah oo lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ugu horeyn waxaa uu tagay Dugsiga Yaasiin Cismaan oo kamid ah xarumaha uu...
Shirka golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga doodey xeerka Nidaamka Garsoorka Federaalka oo ay soo diyaarisay wasaaradda Cadaaladda, shirka...
Munaasabad Balaaran oo lagu taageerayay Malaaqa Xamar iyo Xamar Daye Malaaq Xasan Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye , ayaa waxaa lagu...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo afar maalmood...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho