Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay Gudoomiyihii hore Gobolka Limpopo ee Dalka Koonfur Afrika ayaa lagu...
Kormeerka wasiirka caafimaadka iyo xildhibaanada wehliyay ay ku tageen Isbitaalka Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ahaa mid ay...
Kulankani maanta xarunta Taliska Boliiska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Wasiirka waxbarahada iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo...
Kulankaan oo ahaa mid casho ah ayaa jaaliyada waxaa ay la qaateen Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah Xukuumada Fadaraalka...
Ku Simaha Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Cadaalada mudane C/llaahi Axmed Jaamac Ilkajiir iyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad...
Munasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka caafimaadka , Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta & Iskaashiga...
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab" ayaa maanta xariga ka jaray waddo Jaay ah taas...
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ayaa maanta xarigga ka jaray qeybo cusub oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda, kuwaas...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa cod u qaadey Moshinkii...
Mogadishu, 06 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho