Markabkii dowladda Soomaaliya u dirtay dalka Yemen si loogu soo daabulo qaxootiga Soomaaliyeed ee halkaasi ku xaniban ayaaa ku xirtay...
Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma Dr Xasan Maxamed Xasan (Xasan Kaafi) oo ka qeyb galay shirka Midowga Guddoomiyeyaasha Jaamacadaha Qaaradda Afrika oo...
Waxaa magaalada Amsterdam ee Wadanka Netherlands lagu soo gaba-gabeeyay Cayaaraha xilliga xagaaga ee HIRDA AFT Summer Cup 2015, kaasi oo...
Muqdisho.07.06.2015. Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa shaaciyay in uu jiro cinwaan...
Muqdisho-07, Juun, 2015-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka hadlay dagaalladii maanta ka dhacay magaaladda...
Muqdisho, 7 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqey guddigii dhowaan xukuumadda u...
Wasaaradda amniga gudaha ayaa maanta faah faahin ka bixisay labo koox oo baraha bulshada ku kulanto ku isticmaali jiray magacyada Madaxda...
Waxaa heshiis laga gaaray dagaladii ka socday xadka gobolka Galgaduud uu lawadaago ismaamulka dowlad degaanka Ethiopia, kaddib kulamo gooni gooniya...
Muqdisho, 7 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabiley Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Isutagga...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa Kulan qado ah la qaatay qaar kamid...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho