Kulan lagu dhiira galinayay kooxaha dhaqanka iyo sugaanta ee Banaadir Band iyo Iftin Band oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda...
Iyadoo dhawaan magaladda Qaahira dalka Masar ay dowladdaha Soomaaliya iyo Masar ay kula saxiixdeen heshiis la xirrir in suuqyada Masar...
Gudiga badbadinta iyo samata bixinta qaxootiga soomaaliyed ayaa maanta mar kale deeq isugu jirta lacag iyo rashiin u qeybiyay qar ka...
Kulankani oo ay soo qaban qaabiyeen qeybaha bulshada reer hiiraan ee ku dhaqan dalkani kenya ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaano...
Siminaarkan oo socon doona labo maalin ayaa loo qabtay qaar ka midah shaqaalaha wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka xukuumaddaSoomaaliya kaasi...
Howlgaladan oo ay sameeyeen ciidanka dowladda Soomaaliya oo ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa u jeedadu aheyd sida...
Aqoon kororsigan ay ka qeyb galayaan xubnaha gudiga maaliyadda ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu baranayaa iibka qaranka iyo suuq...
Tartankan isboorti oo loogu tala galay in lagu xoojiyo isdhexgalka bulshada iyo nabadda isla markaana socon doono muddo 3 cisho...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradai ayaa ka qeyb galay tartan heesaha hirgalay oo loo qabtay afar...
Kulan looga hadlayay sidii dadka xirfadaha leh ee Qurba joogta ah ay uga qeyb qaadan la haayeen soo nooleynta adeegyada...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho