Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siminaar loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka {SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Siminaar loo furay shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka {SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan  oo  socon doona  labo maalin ayaa loo qabtay qaar ka midah shaqaalaha wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka xukuumaddaSoomaaliya kaasi oo ku aadan nidaamka maamul u sameynta gobolada dalkaiyo dib u heshiisiinta furitaankiisana waxaa ka qayb galaymas’uuliyiin ka tirsan wasaarada.

Agaasimaha xiriirka wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka Cabdifitaax Cali Xasan ayaa waxaa uu sharaxayaa siminaarka iyo waxyaabahalagu baranayo mudada uu socdo.

Related posts

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026

“Waxaa baran doontaa labada maalmood ee soo socota  kow dib uheshiisiinta iyo bulshada kala irdowday sidii la isugu keeni lahaa oo boogahooda loo dhayilahaa  farsamadii iyo waxyaabahaasaa meeshaan ku baran doontaan waxaad baran doontaa oo kale geedi socodka maaamulsameynta iyo federaaleynta waxaad kaloo baran doontaa wada hadal qaranmuxuu yahay xalinta khilaafaadka waxaad kaloo baran doontaan maamul wanaagga iyo waxa uu yahay”ayuu yiri C/ftaax

Agaasimaha maamulka iyo shaqaalaha wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka mudane Nuur Maxamed Diiriye ayaa  kula dar daarmay shaqaalaha loo furay siminaarka in ay ka faa’iideestaan aqoon kororsigaan isagoo si rasmi ah u furay dood cilmiyeedkaas.
“Siminaarku waxaa uu ku saabsan yahay oo aad ku baran doontaan dib u heshiisiinta sida loo sameeyo  maamul sida loo sameeyo .xalinta khilaafaadka xasilinta dowlad wanaaga iyo isla xisaabtanka,siminaarkaan siminaar kalaa ka horeeyay sidaad horay ula socoteenba wayna is daba joogeen waxaan rajeyneynaa oo kale in shaqaalaha wasaaerada tababaro is daba jog ah ay heli doonaan sababta loo yeelanaya waxay tahay hadda ka dib in shaqaalaha wasaarada laga helo shaqsiyaad gaarsiin kara balaaqadooda dadka Soomaaliyeed aad baad u mahadsantihiin maanta oo ay taariikhdu tahay 08 06 2015 waxa noo furan siminaarkeenii aan iskugu imaanay”ayuu yiri Nuur.

Wasarada arimaha gudaha iyo federaalka ayaa daadal ugu jirta dardargelinta howlaha horyaala ee la xiriira horumarinta nidaamka federaalka iyo dib u heshiisiinta dalka si dalka loo gaarsiyo doorashooyin sanada 2016.

1 2 3 4 5 6

Previous Post

Howlgalo Ciidanka ay ka sameeyeen deegaanka Muqa-Kori

Next Post

Shirka dib u heshiisiinta Hiiraan oo Nairobi laga taageeray “Sawirro”

Next Post
Shirka dib u heshiisiinta Hiiraan oo Nairobi laga taageeray “Sawirro”

Shirka dib u heshiisiinta Hiiraan oo Nairobi laga taageeray "Sawirro"

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha Mareykanka ee Afrika

July 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta kulan ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In