Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda hay'adda hormarinta mashaariicda u...
Ciidamada Hayโadda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howgallo ay ka fuliyeen inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye ku bur...
Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta guda galay sameynta gudi hoosaadyada Baarlamaanka, kaddib markii 1-dkii bishan ay meel mariyeen xeer...
In kabadan 100 haween ah ayaa maanta magaalada Muqdisho loogu soo geba gebeyey tababar lagu baranayay casharo la xiriira barashada...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waraaqaha safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub oo ay dowlada Soomaaliya u soo magacawday...
Howlgal ย ballaaran ayay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ย ka bilaabeen waddadaย laamiga ah ee isku xirta degmooyinka Beledweyne iyo Buula barde...
Gudiga Fulinta ee Hay'ada Lacaga Aduunka ayaa soo dhoweeyey in ay Sooomaaliya dib uga howlgashay kadib markii la eegay (Aritical...
Siihayaha Safaarada Soomaaliya ee wadanka Koofurta Sudan Mudane Mohamed Osman Mohamed ayaa la kulmay Wasiirka arrimaha Dibada iyo xiriirka caalamiga...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa sheegay in shirka maamul-u-sameynta Hiiraan iyo Shebeelaha Dhexe uu dhawaan ka furmi doono...
Wasiirka wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha marwo Sahro Maxamed Cali ayaa sheegtay in wasaaraddu ay waddo qorshe lagu cirib tirayo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho