Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen, Axmed Suudaani ayaa sheegay in maanta ay ka rajo qabaan inay billaabaan howsha lagu...
Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay xaaladda gobolka Galguduud gaar ahaan tallaabadii...
Bandhigaan oo lagu qabtay degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qayb galay mas'uuliyiinta maamulka degmada iyo qaybaha bulshada...
Madaxwaynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefdi uu hogaaminayey Safiirka Midowga Yurub Soomaaliya u...
Kulan lagu dhiira galinayay kooxaha dhaqanka iyo sugaanta ee Banaadir Band iyo Iftin Band oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda...
Iyadoo dhawaan magaladda Qaahira dalka Masar ay dowladdaha Soomaaliya iyo Masar ay kula saxiixdeen heshiis la xirrir in suuqyada Masar...
Gudiga badbadinta iyo samata bixinta qaxootiga soomaaliyed ayaa maanta mar kale deeq isugu jirta lacag iyo rashiin u qeybiyay qar ka...
Kulankani oo ay soo qaban qaabiyeen qeybaha bulshada reer hiiraan ee ku dhaqan dalkani kenya ayaa waxaa ka qeyb galay xildhibaano...
Siminaarkan oo socon doona labo maalin ayaa loo qabtay qaar ka midah shaqaalaha wasaarada arimaha gudaha iyo federaalka xukuumaddaSoomaaliya kaasi...
Howlgaladan oo ay sameeyeen ciidanka dowladda Soomaaliya oo ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa u jeedadu aheyd sida...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...
ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho