Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji...
Wafdigani uu hogaaminayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Dalka Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe, iyadoo si...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh ee dalka Masar kula kulmey Madaxweynaha...
Kulankan lagu sagootinayay Haween ka kala yimid Gobolada Dalka, isla markaana ka qayb qaatay Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da...
Kulan ay isugu yimaadeen haweenka ku dhaqan Muqdisho ayaa ujeedkiisu ahaa sida hawenka ku nool Qaaradda Afrika ay u sameysan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka gobalka iyo...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Wafdi balaaran oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala diray Golaha Adeegga Garsoorka kaddib digreeto ka soo...
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa ugu soo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta hoolka Wasaaradda kula shiray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bartiisa qoraal uu soo dhigay ku bogaadiyey kulankii maanta. Waxaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho