Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan...
Magaalada Xudur ee xarunta gobollka Bakool ayaa dowladda Soomaaliya waxaa ay kooxda Al-shabaab ka saartay 7 bishii Maarso ee sanadkii...
Howlgalkan oo ay si wada jir ah xaafado ka tirsan degmada Xamar Weyne ugu fuliyeen ciidanka booliska iyo kuwa Nabadgelyada...
Munaasabada 50 Sano Guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka badda Soomaaliyeed oo qeyb ka ah Ciidanka Xooga...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ay kamid yihiin Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya...
Abubakar Shiikh Cabdulle oo ah arday takhasus ka dhigto Jaamacada New York University ee ku taalo Magaalada New York ee dalka...
Guddoomiyaha gobolka Galguduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal subaxnimadii hore ee maanta ka dhacay duleedka degmada...
Ciidamada ammaanka oo kaashanaya ciidamada booliska ee AMISOM ayaa howl gal ay ka sameeyeen degmada Xamarweyne ku soo qabtay dad...
Ciidamada ammaanka ayaa saakay howl-gallo ka wada xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar Jajab, Xamar weyne iyo qeybo ka mid ah...
Guddigii ku howlanaa xallinta dagaal beeleed ka dhacay degmada Beledweyne ayaa soo saaray qodobbo horu-dhac ah oo suurta galin doona...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho