Mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka ah oo maanta kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka ayaa kaga hadli doono sidii codka loogu qaadi...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha ood wadaaga ah ee ku dagaalamay magaalada Beladweyne...
Gudigga Joogtada ah ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta go’aamiyaay xilliga Baarlamaanka la horkeenayo Xukuumadda, si codka kalsoonida ah loo siiyo,...
Shir jaraa’id oo ay Bosaso ku qabteen Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, ku xigeenkiisa iyo taliyaha qayta Booliska Gobalka Bari ayay...
Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu baaqay bangiyada dalka Mareykanka in ay ka laabtaan go’aanka ay...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay...
Uqeybsanaha Arrimaha Booliska ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Stevan Veilla oo booqashada ugu horeysa ku tagay xarunta tababarka ciidanka...
Kulankani maanta saraakiisha qeybta 12-April ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee uu la qaatay Taliyaha Qeybtaasi Janaraal Maxamed Maxamuud Xasan...
Wasaaradda gaadiidka ayaa sheegtay in ay bilowday hubinta gaadiidka ka howlgalla magaalada Muqdisho, kuwaasi oo la sheegay in intooda badan...
Guddiga Madaxa banaan ee Dib- u- eegista Dastuurka ayaa Kulan Latashi hordhac ah oo ku saabsan Cutubka Maaliyadda oo la...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada maamulka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanno...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Cabdullahi (Abukaate), ayaa ka qaybgalay shirkii labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho