Kulankan oo lagu daahfurayey barnaamij loogu magac daray isu xirka dhalinyarada iyo dadka waawayn oo bishiiba mar la qaban doono...
Shirkii magaalada Garoowe uga socday dawladda federaalka ah iyo dawlad-goboleedyada xubnaha ka ah ayaa maanta la soo gabagabeeyey ayadoo laga soo saaray...
Waxaa la soo gabagabeeyay shirkii wadatashiga ee dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada uga socday magaada Garowe ee xarunta gobolka Nugaar. Afhayeenka...
Dadweyne ayaa isugu soo baxay taallada Daljirka-Daahdoon kuwaas oo dalbanayay in dowladda Talyaaniga ay sii dayso Xaashi Cumar Xasan oo...
Waxaa lagu wadaa in maanta la soo gabagabeeyo shirka wada-tashiga ee magaalada Garowe uga socda dowladda federaalka ah iyo dowlad-goboleedyada....
Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika ku dilay Macallin Cali Dhaarte oo ahaa Soomaali dukaan...
Isagoo ka hadlayay kulan lagu soo dhaweynayay oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta u ah gobolka Nugaal ayuu madaxweynaha...
Shirkii wadatashiga ee Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka Ka Jira ee Shalay Garoowe ka furmay ayaa maalintii labaad...
Sawir Qaade:-Ilyaas Geedi
Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa u diray Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho