Madaxmweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyay munaasabad soo dhaweyn aheyd oo xalay loogu...
Muqdisho, 01, May, 2015....Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Camar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa u diraya Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Aduunka,...
Musharax C/kariim xuseen Guuleed oo ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxtinimada maamulka gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta...
Xaflad lagu soo dhaweynayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wefdiga uu hogaaminayo iyo madaxda...
Dhaqaatiirtan oo ka koobnaa 10 dhaqtar oo ka kala socday Qaar kamid ah Dalalka Afrika ayaa Qaliimo kala duwan ku...
Ciidanka XDS ayaa maanta howlgal ka dhan ah Shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/Hoose. Taliyaha...
Kulankan oo ahaa shirka 57aad ee Guddiga Joogtada ah ayaa qeybtiisa hore waxaa shir guddoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu kormeer ku tagey xarunta Televisionka maamulka Puntland,xarunta ciidanka Asluubta,iyo...
Kulankan golaha wasiirada ee maanta oo uu shir gudoominayay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa looga hadlay arrimo...
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Garoowe ku daah furay wajiga labaad ee...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho