Iyadoo mudooyinkii dambe wadada Laamiga ah ee dhexmarta magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu ka soconayay mashruuca lagu gelinaayo...
Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac(Tigay) ayaa ugu shacabka gobolka Mudug ku dhaqan ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan...
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka e xukuumadda Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in...
Gudoomiye ku xigeeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalle Cawad oo howlo shaqo u tagay dalka Jarmalka ayaa...
M.weyanaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa barqanimadii Maanta Ka ambabaxay goroonka diyaaradaha Aadan Cadde,...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Kuwait ahna Hormuudka Safiirada Wadammada Carabta ee fadhigoodu yahay kuwait Mudane Abdulqadir Amin Sheekh ayaa...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka arrimaha gudaha mudane C/raxmaan...
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen oo marti ku ah barnaamijka kulanka todobaadka si toos ahna u fadhiya...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay mashruuc lagu dhisayo waddada isku xirta xaafadda Xaawo Casir iyo isgoyska Fagax. C/casiis Cilmi...
Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay deegaanno ka mid...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...
Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho