Salaadiinta iyo odayaasha ku dhaqan gobollada dhexe ayaa soo dhaweeyay booqashadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda ku tagay Dhuusamareeb iyo is afgaradkii...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in burcad badeed ay xeebaha Soomaaliya ku qabsadeen Labo Markab oo Iran laga leeyahay. Xafiiska Daroogada...
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay dugsiyada sare ee xeryaha qaxootiga Dahdhaab ayaa loogu deeqay waxbarasho Jaamacadeed oo gudaha Kenya...
Munaasabad oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Jaamacadda Indian Occean ayaa lagu soo bandhigayay Ci lmi-baaris uu sameeyay C/qaadir Daahir Macalin oo...
Ciidamada Nabad sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta gacanta ku soo dhigay hub ay maleeshiyaadka Shabaab ku aasteen god ku...
Boqortooyada Sacuudiga, ayaa ku dhawaaqday inay dhistay dalal isbaheysi ah oo ka qayb qaata weerarrada xagga cirka ah, ee Khamiista...
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay digniin la xiriirta suurtagalnimada weeraro ka dhaco magaalada Kampala ee dalka Uganda. War ka soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho,...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3 maalmood ah oo u ku tegey magaalada...
Tababarkani maanta loo soo xiray askartaan ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa muddo 3 asbuuc ah siinayay saraakiil ka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...
Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho