Ciidamadda xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa Jasiiradda Kudhaa oo ku taala gobolka Jubadda hoose ee koonfurtaa Soomaaliya ka...
Munaasabadaan lagu xusayay Maalinta Biyaha Adduunka oo ku beegan 22 Maarso ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka...
Ciidamada maamulka Juabaland oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maleeshiyaadka kooxda UGUS kala wareegay Jaziirada istiraatiijiga ah ee...
Xubinnimo Gudigga Xuquuqda Aadanaha ee Midowga Afrika Wasaaradda Cadaaladda waxay ku wargelinaysaa dhamaan muwaanidiinta Soomaaliyeed ee khibrada u leh howlaha...
Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo tiknoolojiyada (JUST) ayaa heshiis ku saabsan horumarina tacliinta sare ee dalka iyo mid iskaashi oo...
Waxaa maanta degan xaaladda deegaanka Deefow oo shalay ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda labo beel oo wallaalo...
Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdullaahi Cali Maxamed ayaa sheegay in Maamulkiisu uu dadaal ugu jiro sidii nabadgelyo uu ugu...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Baarlamaanada Afrika ee ka socda Wadanka Koofur...
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta magaalada Jowhar kulan kula qaatay waxgarad, iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed oo...
Shirka dib u heshiisiinta gobolada mudug iyo galgaduud oo weli ka socda magaalada dhuusa mareeb ayaa maanta heshiisyo waxaa ku...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho