Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay oo safar shaqo ku tegay wadanka Masar ayaa...
Ciidamada hey’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa xalay ilaa saaka howlgallo ka wada deegaano u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye. Ciidamada...
Barlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta fadhi ku leh xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Xildhiban Maxamed Cumar oo ka mid...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia, Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta deeq gurmad ah gaarsiiyey haweeney Soomaaliyeed oo dhashay Afar carruur ...
Qaahira, 30 Disembar, 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Qaahira kulan kula yeeshey Imaamka...
Muqdisho, 30, December, 2014... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya...
Dadka Soomaaliyeed waxa ay Islaamka qaateen wax ka badan kun sano ka hor, waxayna jecelyihiin ku dhaqanka Islaamka iyo u...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho