Guriceel, March 8, 2015….Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahaan socdaal shaqo ku joogay gobolka Galgaduud ayaa...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusman Jawaari ayaa Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabadda maalinta Haweenka caalamka...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii dowladda Mareykanka ay Zakariye Ismaaciil Xirsi oo loo yaqaan Zaki, kaga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa gaaray maanta Magaalada Cairo ee...
Shirkan Caalamiga ah oo looga hadlaayo Maalgashiga Soomaaliya ayaa waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyay Safaaradda Mareykanka ee...
Kulankan oo lagu sagootinaayay Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ay soo qaban qaabiyeen mas’uuliyiinta...
Munaasabadaan oo aheyd mid balaaran ayna ka qeyb galeen Mas’uuliyiinbadan oo isugu jira Wasiiro iyo saraakiil ka socota Dowladda Federaalka...
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid oo wali ku sugan magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa...
Munaasabada 8,Maarso oo ah maalinta caalamiga ee Haweenka Aduunka oo maanta lagu qabtay xarunta Gaadiidka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee magaaladda...
Maamulaha xarunta xannaanada aqoonta gabdhaha ee Boondheere, ahna gudoomiye ku xigeenka ururka macalimiinta qaranka Soomaaliyeed, Marwo Nuurto Maxamed Caddoow ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho