Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Siihayaha Safaaradda Dowladda Qatar...
Safaaradda Jamhuuriyadda Fadralka Soomaaliya ee Wadan isutagga Imaaraadka Carabta Waxa ay ugu mahadcelineeysaa Dawladda walaalaha nahay ee Dalka Imaaraadka Carabta...
Wasiirka gaashaandhigga Generaal Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa xalay kulamo la qaatay...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sii socon doonaan wada-hallada u dhaxeeya Soomaaliland iyo dowladda dhexe oo ka furmi waayay...
Guriceel,Galgaduud, March 2, 2015….Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray magaalada Guriceel ee...
Iyada oo laga amba qaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaal ka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka...
Wasiiradan ka tirsan maamulka Koonfur galbeed oo kormeerka ay ugu kuurgalayeen xaaladda nolaleed dadka ku nool degmada Buur-Hakaba ayaa waxaa...
Munaasabad geba gebo u ahayd Xuska 45 Sano Guurada ka soo wareegtay Aas Aaskii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeeed oo ku beeegnaa...
Guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Dhexe Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukunada ay Maxkamadu...
𝑹𝒂’𝒊𝒔𝒖𝒍 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒆 𝑿𝒂𝒎𝒔𝒂 ayaa 𝒒𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒕𝒂𝒍𝒆𝒆𝒇𝒐𝒐𝒏𝒌𝒂 𝒖𝒈𝒖 𝒉𝒂𝒎𝒃𝒂𝒍𝒚𝒆𝒆𝒚𝒂𝒚 𝑴𝒂𝒅𝒂𝒙𝒘𝒆𝒚𝒏𝒂𝒉𝒂 𝑱𝒂𝒃𝒖𝒖𝒕𝒊 𝑰𝒔𝒎𝒂𝒂𝒄𝒊𝒊𝒍 𝑪𝒖𝒎𝒂𝒓 𝑮𝒆𝒆𝒍𝒍𝒆
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Tripoli kaga qayb-galay...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho