Xuska sanad guurada 45aad ee ka soo wareegtay aasaaska ciidanka Asluubta Somaaliyeed ayaa maanta ka socota magaalada Muqdisho. “Aasaaskii labaad...
Wasiirka Difaaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagay goob laga...
Munaasabad ay ka qayb galeen mas,uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ee Somalia ayaa waxaa shahaadooyin lagu Gudoonsiiyay Ardada kaalimaha hore...
Deeqdani lacageed oo ay soo dhiibeen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku nool Dalka Mareykanka oo ay ugu horeyso Safiyo Diiriye kana damqaday...
Wasiirka Warfaafinta, hidaha iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladdu ay ka xuntahay...
Dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla Agagaarka isgoyska Black Sea, kaasi oo aan la ogayn qasaaraha...
Agabkaan oo isugu jira kuraas, miisas,iyo boorsooyin ay kujiraan buugaag,ayaa maanta loo qaybiyay qaar kamid ah iskuulaadka sida lacag la’aanta...
Saraakiishani ka socotay hey’adaha Qaramada midoobay ee gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxa ay kulamo la qaateen...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa kulan magaalada Muqdisho kula qaadatay ururada bulshada rayidka...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...
RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Ammaanka ee Caasimadda Muqdisho oo ka duulaya xogo amni oo shacabka Caasimadda ay gacan ka geysteen ayaa caawa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho