Mogadishu Feb. 21, 15....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud oo ka hadlayay furitaanka munaasabadda maalinta Afka hooyo ayaa sheegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan...
War Deg Deg ah oo naga soo Gaaray Garoonka Diyaaradaha Aada Cadde Ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Diyaaradii waday Wafdiga...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaysa Qaban qaabadii ugu Dambeysay Ee Shirka Caalamiga ah Ee Maalinta Afka Hooyo kaas oo...
Madasha Mindimda iyo dimuqraadiyada waxay caambaaraysay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay hotel Central ee magaalada Muqdisho, waxaa madashu...
Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho si ay...
waxeey ahayd maalin kale oo meel madoow ka galaysa taariikhda Soomaalida,waxaan waynay masuuliyiin iyo muwaadiniin ku baxay dhagarta Argagixisada. maqaalkaan...
Kulankaan Deg Dega ah Ee Caawa ay Yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo uu Shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo afar maalmood...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho