Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa...
Wafdi ka socday Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah kulan furan la...
Wasiiru-dowllaha Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Dr. Maryama Maxamed Xuseen,ayaa kulan muhiim ah la qaadatay Madaxa Hay'adda ACF (Action...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, ayaa gaadiid sida shixnad gargaar bani’aadannimo ah u dirtay degaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeellaha hoose,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare dalka, Mudane Bashe Yusuf Axmed, ayaa si rasmi ah u furay Shirka madasha garsoorayaasha. Madashan ayaa waxaa...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa xaeiga ka jaray Kawaanka Hilibka Suuqa Dhamme...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye “Waa markii ugu horeysay ee Wasaaradda Beeraha yeelato...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tallaabooyin is xigxiga u qaaday in laga faa’iideysto khayraadka shidaalka, waxaana ay heshiis arrinkaas ku saabsan...
Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxammed Odawaa, ayaa hoggaaminayay wafdi ka koobnaa diblomaasiyiin ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagaga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho