Munaasabada 50 Sano Guuradii ka soo wareegatay Markii la aas aasay Ciidanka badda Soomaaliyeed oo qeyb ka ah Ciidanka Xooga...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ay kamid yihiin Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya...
Abubakar Shiikh Cabdulle oo ah arday takhasus ka dhigto Jaamacada New York University ee ku taalo Magaalada New York ee dalka...
Guddoomiyaha gobolka Galguduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal subaxnimadii hore ee maanta ka dhacay duleedka degmada...
Ciidamada ammaanka oo kaashanaya ciidamada booliska ee AMISOM ayaa howl gal ay ka sameeyeen degmada Xamarweyne ku soo qabtay dad...
Ciidamada ammaanka ayaa saakay howl-gallo ka wada xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar Jajab, Xamar weyne iyo qeybo ka mid ah...
Guddigii ku howlanaa xallinta dagaal beeleed ka dhacay degmada Beledweyne ayaa soo saaray qodobbo horu-dhac ah oo suurta galin doona...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka qeyb galay shir ay ardayda Soomaaliyeed ee wax...
Xaflad lagu soo dhaweynayay masuliyiinta dowladda ee ku sugan degmada Dhuusamreeb oo ay ka qeyb galeen qeybaha bulshada, saraakiil iyo...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Dhuusamreeb ee xarunta maamulka Galguduud. Saraakiil ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho