Gudoomiyaha Hay.adda Culimada Soomaaliyeed Sheikh Bashiir Axmed Salaad oo Wareysi Siiyay Radiomuqdisho ayaa waxaa uu Hambalyo iyo Bogaadin u diray...
Taliyaha Hay.adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo Maanta Gaaray Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud...
Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty ayaa soo dhaweeyey ansaxinta wasiiradda cusub ee dowladda federalka...
Wafdi uu hogaaminaayo Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Janaraal C/raxmaan Tuur yare ayaa maanta gaaray degmada Dhuus mareeb...
Munaasabad lagu xusayay sanad guurada afaraad ee ka soo wareegtay aas aaska Idaacadda Kulmiye oo ka mid ah idaacadaha ka...
Kulankii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta waxaa uu ajendahiisu ahaa horkeenidda golaha wasiirrada Xukuumadda ee uu soo dhammeystiray Ra’iisul wasaaraha...
Mudaniyaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ku ogolaaday xukuumadda cusub ee...
Kulanka baarlamamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furmay goor dhaw, iyadoo Ra’iisul wasaaraha iyo golaha wasiirada...
Tababarkan maanta loo soo gabo gabeynayay shaqaalaha Waaxyaha Qorsheynta ee Wasaaradaha dowladda laguna baranayay diyaarinta qorsho sanadeedka dowladda, gaar ahaan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho