Munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan lix boqol oo arday oo wax ka baratay jaamacadda SIMAD ayaa maanta...
Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Hotel Des Mille Collines by Kempinski ee Magaalada Kigali ee Caasimadda Rwanda Shirkii...
Dhulkan maanta dib loogu celiyay dadkii iska lahaa oo mudo 20 sano ka badan laga haystay ayaa waxaa uu ku...
Munaasabadani oo eheyd mid kooban islamarkaana ay ka qeyb galeen shaqaalaha wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya ayaa waxa lagu taageerayay wasiirka wasaaradda...
Guddiga ku howlan maamul u sameynta gobalada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo gabagabeeyeen kulamada wadatashiga ahaa oo...
Muqdisho, January 11, 2015....Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid ayaa caawa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, kadib markii uu...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa caawa ku dhawaaqay golaha Wasiirada. Munaasabad kooban...
Golaha Wasiirada ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda si rasmi ah loogu dhawaaqo, iyadoo ay iminka xafiiska Ra'iisul wasaaraha...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay gaar ahaan Xafiiska UNSOM ee Baydhabo oo maanta booqasho ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta...
Ciidamada ammaanka ee magaalada Boosaaso ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyay xaafado ka mid ah magaaladaasi, kaddib markii xalay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...
Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho