Boqollaal ka tirsan dadweynaha ku magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta dhigay dibadbax ay uga soo hor jeedaan...
Wafdigan oo isugu jira Nabadoono iyo madax dhaqameed oo ka socda deegaanada Xeraale iyo Huurshe oo maalmahan kulamo magaalada Cadaado...
Kulankan oo ahaa mid lagu soo dhaweeynayay Xasan Maxamed Nuur(Qalaad) oo ka mid ah musharixiinta u tartamaya qabashada xilka madaxtinimada...
Allaha u naxriistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Cabdi Nuur Sheekh Axmed Eebakar oo ku magaca dheeraa (Sheekh...
Waxaa manata magaalada Hargeysa lagu aasay Allaha u naxariistee Fanaankii Qaranka Soomaaliyeed Marxuum Maxamed Axmed Kuluc oo shalay ku geeriyooday...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay, isla markaana lagu taageerayay Maxamed Cilmi Afrax Mideeye oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada...
Siihayaha Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay kulamo la qaateen Taliyaha Ciidanka Milatariga Wadanka...
Munaasbad lagu furayay masjid dib u dhis lagu sameeyay oo ka kooban labo dabaq ayaa waxaa ka qeyb galay culimaa’diin,...
Shirka kaalinta qurbo joogta Soomaalida ay ka gaysan karto dib u dhiska iyo dib u heshiisiinta dalka ayaa maanta lagu...
Allaha u naxariistee Shariif Siidkeey oo ka mid ahaa culimada Magaalada Baydhabo, isla markaana guddoomiye u ahaa Dalad ay ku...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho