Kulan looga hadlayey sidii loo xoojin lahaa dib u heshiisiin bulshada ku dhaqan Gobalada Mudug iyo Galgaduud oo ay ka...
Kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka oo ay ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha ururada haweenka ee gobolka Shabeelaha dhexe ayaa maanta...
Saraakiisha Midowga Africa ee AMISOM ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiiyay cisbitaalka magaalada Baledweyne ee xarunta Gobalka Hiiran si wax...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyed ee deeganka Xeraale ee gobalka Galgaduud ayaa ka warbixiyay sida ay u shaqeeyaan iyo baahiyaha ka...
Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ah Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galay xaflad is...
Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka socda woqooyiga gobolka Mudug oo ku sugan degmada Cadaado ayaa sheegay in ay ka qayb galayaan...
kulankaan oo ahaa mid lagu taageerayay afhayeenka Cusub ee Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Daa’uud Aweys oo ay soo...
Siihayaha Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda iyo Dhiirigelinta maalgashiga oo ku sugan Magaalada guriceel ayaa kulmo ku aadan u diyaar garowga...
Wararka ka imanaaya Magaalada Baladweyn ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo ka tirsan Al-shabaab ay dhac ugeysteen gadiid ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...
Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho