Maamulka Iyo Ardayda jaamacada Jasiira Ee Magaalada Muqdisho ayaa Shalay waxaa ay Deeq Daawooyin ah Gaarsiiyeeen Dad barakacayaal ah oo...
Cabdulqadir Gabeyre Farax oo ah Aqoon yahan Soomaaliyeed oo Mudo badan deganaa wadanka Polanad ayaa waxaa uu dhawaan ku guuleystay...
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa maanta hakisay dhaqan galka sideed qodob oo ka mid ah sharciga muranka dhaliyay ee...
Xuska 12-ka bisha Mowliid oo ah dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH oo maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho waxaa ka qeyb galay...
Raashiinkan oo loogu talagalay dadka ku nool degmooyinka Buulo-Burde iyo Maxaas oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo kamid ah magaalooyinka...
Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa sheegay inay muhiim tahay in la hubsado wararka idaacadaha...
Munaasabad ay ka qeyb galeen maamulka Jaamacadda Banaadir, dhaqaatiir, arday, xildhibaano iyo masuuliyiin kale, xarigana looga jarayey Isbitaalka tacliimiga ah...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay xaaladda ciidamada XDS iyo howlgallada ay...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho