Munaasibad lagu weyneynayey dhalashada Nabigeenna Muxamad (NNKH) ayaa lagu qabtay degmada Caabuq-waaq ee gobolka Galgaduuud. Culimaa’udiinka degmada iyo qeybaha bushada...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-1-2015 magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland...
Ardaydaan oo dhigta Jaamacadda Muqdisho ayaa u fariisatay imtixaanka lixda bilood ee ugu horeeya ee Jaamacadda (Semester one) kuwaas oo...
Kulanka dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, mudane Cumar C/rashiid Cali iyo Danjiraha Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya mamadu Sidiku...
Mogadishu, 03 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Xaflad si heersare loo soo agaasimay ayaa maalinti shalay aheyd oo ay taarikhdu ku begneyd 02-01-2015 lagu qabtay magaalada Muqdisho....
Tartan isboorti oo lagu xoojinayay isdhexgalka bulshada oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Degmada Xamar weyne ayaa shalay gelinkii dambe...
Xeer ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa waxaa uu ka hadlay Dadka...
Warsaxaafadeed Kulankii 34AAD oo aay isugu yimid guddiga farsamadda maamul usameeynta GoboladdaDhexe Galgaduud iyo Mudug oo uu shir gudoominayay Gudoomiye...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho