Ciidamada XDS ayaa howlgallo ka wada deegaano ka tirsan degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool. C/raxman Timacadde oo ka tirsan...
Kuwait, 17 December 2014 – Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa magaalada Kuwait kula kulmay Wasiirka...
Gudoomiyaha gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa sheegay inuu socdo qorshihii ugu dambeeyay ee gobolkaasi looga xoreyn lahaa maleeshiyaadka...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa raashin gargaar ah oo ay dalka keentay hey’adda bisha cas ee dalka Turkiga u...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay waxaa ka jira kooxo hubeysan oo sheegta in ay jihaad ku jiraan,...
Wasiir-xigeenka howla guuud ee maamul Goboleedka Puntland oo ay waheliyaan Maamulka gobalka Mudug iyo saraakiil kale ayaa maanta si wadajir...
RADIO MUQDISHO(WASHINGTON):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka warbixiyay shir sanadeedka Gugga(Spring Meetings)oo lagu qabtay magaalada Washington....
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad raashin ah gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay ee ku nool degmada Raaga Ceelle...
RADIO MUQDISHO(TURKY):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga,...
RADIO MUQDISHO:-1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. 2- Madaxweyne Xasan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho