Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub ee...
Guddoomiye ku-xigeenka guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee baarlamaanka Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa mudenayaasha baarlamaanka ka hor akhriyay warbixinta...
Munaasabad lagu magacaabayo Ra’iisul wasaaraha cusub oo ay ka qeyb galeen siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan xukuumaddii hore ee codka...
Ardada dhigata fasalka BPA06 ee Jamacadda SIMAD oo ka mid ah Jamaacadaha ka dhisan dalka, isla markaana barta Kuliyadda dhaqaalaha...
Guddiga Maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho ku doortay Hogaan, si loo...
Siihayaha Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa...
Kulan lagu soo afmeerayay xiisado colaadeed oo in muddo ah ka taagnaa magaalooyinka Caabudwaaq, Balanballe iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Maamulka Gobolka, kan...
Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada muqdisho gaar ahaan xerada tababarada ciidanka ee...
RADIO MUQDISHO(WASHINGTON):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka warbixiyay shir sanadeedka Gugga(Spring Meetings)oo lagu qabtay magaalada Washington....
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad raashin ah gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay ee ku nool degmada Raaga Ceelle...
RADIO MUQDISHO(TURKY):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga,...
RADIO MUQDISHO:-1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. 2- Madaxweyne Xasan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho