Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saaxiibada Soomaaliya oo soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan odayaasha Goboladda Dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Heshiis xabadda joojin ah oo laga gaaray dagaalkii Guriceel
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

MUQDISHO: Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika,Uruka Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD,Dowladda Ingriiska iyo dowladda Maraykanka ayaa si wada jir ah u soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan Odayaasha iyo Ganacsatada Gobolaada Dhexe ee Soomaaliya si ay nabad ugu xaliyaan shaqaaqadii dhowaan ka dhacday magaaladda Guricel. Sidoo kale, Saaxiibada Soomaaliya waxay dareen kamuujiyeen dhibaatada bani’aadinimo ee ka dhalanaysay collaada iyo dadka ku dhimanayaba. Waxayna ugu baaqeen dhammaan dhinacyadda ay arrintu khusayso in ay ka joogsadaan colaada.

Waxay yiraahdeen: โ€œwaxaan ka dhursugaynaa soo gunaanadka Shirka Dib-uheshiisiineed ee qiimaha badan ee Dhusamarebโ€, ayay yiraahdeen Jaalayaasha ka socda caalamka. Si doo kalena waxaan ka dhur sugaynaa in si dhakhso leh loo bilaabo Shirka Dhisida Dowlad Goboleedka kaas oo ka bilaabanayo magaalada Cadaadoโ€, ayey yiraahdeen Saaxiibada ka socda Caalamka. โ€œ Ma- ahan mid laqaadan karo dhibaatada aadka u way ee bani aadinimo ee ka dhalatay colaada; waxaan oogu baaqaynaa dhamaan dhinacyada ay khusayso colaada in ay ka joogsadaan colaada, ayna sameeyaan dadaal wada jir ah oo lagu daminayo colaada, laguna xaliyo farqiyada/ kaladuwanaashaha jira si nabad iyo wada hadal ku dhisan. Waxaan muhiimad wayn siinaynaa sidii si dhakhso leh oo loo wada dhanyahay loogu bilaabi lahaa geedi socod loo wadda dhanyahay oo lagu dhisayo Maamul ku-meelgaar ah oo ay leeyihiin Goboladda Dhexe.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
Previous Post

Shir looga hadlayo xoojinta amniga oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In