13 December 2014. Khabiirka Madaxabanaan ee xaaladda xuquuqul insaanka Soomaaliya, Mudane Bahame Nyanduga, ayaa maanta soo gebogabeeyay safarkiisi shaqo ee...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey heshiiska carruurta oo...
Siihayaha Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ku baaqay in si sharuud la’aan ah...
Kooxda argagixisada ah ee Alshabaab ayaa Deegaanka Qandho oo hoostaga degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ku dilay macalin dugsi Qur’aan...
Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigtay hub iyo rag ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaddib howlgal ay ka...
Mogadishu, 13 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la...
Shir socday hal maalin oo ay Safaaradda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika ku qabatay Magaalada Johannesburg ayaa looga hadlay dhibaatooyinka iyo...
Kooxda Kubadda Cagta ee LPP Jeenyo ayaa ku guuleysatay Koobka Super Cup-ka dalka Soomaaliya kaddib ciyaar ay garoonka Banaadir...
RADIO MUQDISHO(TURKY):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga,...
RADIO MUQDISHO:-1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. 2- Madaxweyne Xasan...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho