Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif-Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay in dib loo furi doono waddooyinka gobolka Bakool kaddib markii...
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xalay ka qeybgalay tartan kubadda cagta oo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka kala...
Magaalada Kampala ee Dalka Ugandha ayaa waxaa ka socda shir ay ka qeybgalayan Saraakiil ka socota Wasaaradaha Gaashaandhigga ee Beriga...
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan golaha wasiirada maamulka ayaa ka qeyb...
Kulankan oo looga hadlayay sare u qaadidda waxbarashada Haweenka deegaanada Ximan iyo Xeeb oo maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ee...
Munaasabad lagu soo bandhigayey hay’ad ka shaqeyn doonta dib u dejinta iyo takulaynta Qaxootiga Soomaalida ee dib loogu soo celinaayo...
Guddiga Doorashadda Rugta Ganacsiga Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay Liiska Shirkadaha ka qaybgalaya Codaynta Doorashadda rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland...
Hoggaamiyaha Maamulka KMG ee Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo ayaa maanta...
RADIO MUQDISHO(TURKY):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga,...
RADIO MUQDISHO:-1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. 2- Madaxweyne Xasan...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho