Kulankan oo looga arinsanayay khilaafaadka ka dhex jira Beelo wada degan deegaano ka tirsan gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay...
Shirka Barlamaanka Carabta oo ka soconaya magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa arrimaha looga hadlaayo kamid ah argigixisada...
Ergeyga Gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo cambaareeyay weerrarada argagaxisada ah ee ka dhacay Baydhabo, Goboolka Bay...
Siihayaha Wasiirka Gaashaandhiga iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Tayeglow ee gobolka Bakool,wafdiga ayaa waxaa halkaasi ku soo...
Kulankan aqoon iswaydaarsiga ayaa la xariir sidii looga hortagi karo khilaafka ka dhasha kheyraadka dalka iyo sida loo qeybsan karo...
Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimay Ayna Ka Soo Qeyb Galeen Madax Ka Socotay Xukuumada Jarmalka,Xildhibaanada Jarmalka, Siyaasiin, Ururo, Ganacsato...
Tababar lagu baranayay maamul wanaaga iyo hanaanka doorashooyinka ayaa lagu soo geagebeeyay Muqdisho. Munaasabaadaan oo lagu soo xirayay tababar muddo...
Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo baaxad leh ka wada, deegaano hoos taga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Howlgalladan...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho