Daawadayaasha sharafta leh meel walba oo joogtaan waxaa halkan idinkugu soo gudbinaynaa Muuqaal xiiso badan oo lagu kashifayo Macluumaad badan...
Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha sharaf leh ee Radio Muqdisho waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka gaar ah oo ku saabsan fashilka...
Danjire Maman S. Sidikou Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maman S. Sidikou ayaa soo dhaweeyay...
Muqdisho, 7th December, 2014.. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyey go’aankii xildhibaanda Baarlamaanku ay...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa dhamaystirtay xubnaha maamulka gobolka Shabeellaha dhexe iyo kan degmada Jowhar. Agaasimaha...
Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ayaa aqoon isweydaarsi looga hadlayay geedi socodka horumarka u qabatay xubno ka socday qeybaha bulshada...
Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno kuriday askar lagu soo eedeeyay in ay jidgooyooyin dhigteen iyo gacan...
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul insaanka ayaa maanta xafiiska ku qaabishay wafdi dhinaca xuquuqda aadanaha oo ka socda...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho