Xafladan oo ay soo abaabuleen waxgaradka iyo aqoonyahanka ka soo jeeda Gobolada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ee ku nool magaalada...
Arday deeq waxbarasho lacag la’aan ah oo ka heshey dalka Sudan ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho, kaddib markii...
Tartan Isboorti oo ku saabsan isdhexgalka bulshada oo 22-kii November ee bishii la soo dhaafay ka furmay degmada Shangaani oo...
Gudoomiyaha degmada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan dib u dayactir lagu sameeynayo xarumihii dowlada ee ku burburay dagaalladii...
Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe ayaa booqday tuulooyin hoos yimaada degmada Jowhar oo ay ku sugnaayeen qoysas ku barakacay colaad sanadkii hore...
Xafiiska Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) wuxuu garwaaqsaday codkii uu baarlamaanku kalsoonida ugala noqday Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Wasaaradda arrimaha gudaha oo ka hadashay geerida guduumiyihii degmada Buurhakaba oo lagu dilay waddada u dhaxeysa Wanlaweyn iyo Buur’hakaba. Afhayeenka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho