Xafiisyada xeer ilaalinta iyo Hanti dhowlrka Qaranka ayaa wasiirrada iyo wasiir ku xigeennadii ka tirsanaa xukuumadda uu maanta baarlamanku kalsoonida...
Shil gaari oo sababay dhawaaca ku dhawaad 20 qofood ayaa galabta ka dhacay duleedka bari ee degmada Beledweyne ee xarunta...
Allaha u naxariistee Guddoomiyihii degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay Maxamed Cali Maxamed Maamow ayaa maanta ku geeriyoodey iska hor imaad...
Mogadishu, 06 December 2014--- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa aqbalay go'aankii golaha Baarlamanka Federaalka...
Muqdisho, 6 Disember 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay go’aankii maanta gaaray...
Guddiga Shalaaha Rayidka ee dowladda ayaa maanta tababar u furay guddiyada goob shaqo ee Wasaaradaha dowladda, kaasi oo ku saabsan...
Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go'aankii maanta ay Baarlamaanka Federaalka ah ee...
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay codka kalsoonida kala laabteen xukuumadda...
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta tababar u furay 70 qof oo isugu jira shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar, culimaa’udiin, ururrada...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho