Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan uga socda xarunta Golaha Shacabka ayaa waxa ay iminka bilaabeen cod u...
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan uga socda xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa u soo gabo gabowday khudbadihii...
Kulanka Baarlamaanka ayaa furmay ayadoo uu shir guddoominayo Afhayeenka Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” Fadhiga waxaa ku sugan oo uu...
Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...
Ururka saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyay weerarkii ka dhacay magaalada Beydhabo ee ay ku dhinteen laba wariye qaar...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday...
Mudaneyasha Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay codka kalsoonida u qaadaan xukuumadda, ayadoo ku kulmaya xaruntooda magaalada Muqdisho. Maalmihii la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo galabta lagu qaaday makhaayad ku taalla...
Kulankani qadada ah Ee Marwada koowaad Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ee Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ay maanta u sameysay...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho