Wafdiga ka socda Jaamacadda Carabta oo uu hogaaminayo R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimha Dibadda dalka Kuweiyt Sheekh Sabaax Khaalid...
War hadda naga soo gaaray garoonka Diyaaradaha Aadan C/lle Cismaan Aadan Cadde ayaa waxaa uu ku waramayaa in Daqiiqado ka...
kooxo hubeysan ayaa degmada Xamarweyne saaka ku dilay mudane hore uga tirsanaa Baarlamanka. Warka ayaa intaasi ku daraya in kooxo...
Wafdi ka socda Jaamacadda Carabta ayaa lagu wadaa in maanta ay booqasho ku yimaadaan magaalada Muqdisho. Wafdiga ka socda Jaamacadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku boorriyay beesha caalamka iney caawiyaan maamul goboleedyada dalka ka dhismaya....
Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidanka Qalabka sida Ee Somalia ayaa waxaa ay Goordhaw Dil Toogasho ah ku Fulisay sadax Gacan...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Banaanbaxani Nabadeed oo ay soo abaabushay wasaarada arrimaha bulshada Maamulka goboleedka Soomaaliyeed ee Ximan iyo Xeeb ayaa lagu dalbanayay in...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha hoggaanada ciidanka Boliiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho