Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa Maanta hortagay Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumada Soomaaliya,...
Beydhabo, 3 December 2014 – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee...
Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabiyeen ardayda dhigata Kuliyadda dhaqaalaha iyo cilmiga bulshada ee Jaamacadda SIMAD ayaa waxaa u...
Wafdi ka socda Laamaha samafalka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray magaalada Beladweyne ee xaruunta gobolka Hiiran, kuwaasi oo kulamo...
Munaasabad lagu xusayay maalinta Naafada Adduunka uuna ka qeyb galay Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta ka qeyb...
Qaraxan oo uu fuliyay naftii halige ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka dhacay ka soo horjeedka dhismihii hore ee Somali...
Sedaxdii December sanadkii 2009 waxey dadka Soomaaliyeed u aheyd maalin madoow oo waxaa Hotelka Shaamow ee magaalada Muqdisho ka dhacay...
Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha hoggaanada ciidanka Boliiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho