Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ka digtay waxa kasta oo macnahaas ka hor jeeda. Qur’aanka ayaa meelo...
Shir deg deg oo caawa ka dhacay Muqdisho, ayaa looga hadlayey ammaanka dalka Soomaaliya iyadoo ay ka qeyb-galeen dhammaan hey’daha...
Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta qado sharaf u sameeyay wafdiga ka socda Jaaamacadda Carabta oo shalay Muqdisho soo gaaray, kaasi...
Shir looga hadlayay dib u eegsita Waxbarashada dalka ayna ka qeybgaeen Wasiirada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dalka ayaa maanta...
Munaasabadaan tababarka loogu furayay 20- askari oo ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo galabta warbaahinta kala hadlay shacabka ayaa uga tacsiyeeyay xasuuqii ay maleeshiyaadka Al-shabaab 36-qof ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay u geysteen dad ka...
Kulan looga hadlayay sidii gar gaar loo gaar siiin lahaa goobaha dhawaan laga saaray kooxda Shabaab iyo xoojinta iskaashiga dhank...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha hoggaanada ciidanka Boliiska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho