Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka socda woqooyiga gobolka Mudug oo ku sugan degmada Cadaado ayaa sheegay in ay ka qayb galayaan...
kulankaan oo ahaa mid lagu taageerayay afhayeenka Cusub ee Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Daa’uud Aweys oo ay soo...
Siihayaha Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda iyo Dhiirigelinta maalgashiga oo ku sugan Magaalada guriceel ayaa kulmo ku aadan u diyaar garowga...
Wararka ka imanaaya Magaalada Baladweyn ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo ka tirsan Al-shabaab ay dhac ugeysteen gadiid ay...
Maamulka Degmada Dharkiinley Ee Gobolka Banaadir ayaa amarada uu manta ka dhawaajiyay Ee ku socda Bulshada ku dhaqan Degmadaas waxaa...
Kulankaan oo ay ka qeyb galeen Culumaa’udiin,Siyaasiyiin ,Aqoonyahano ,qeybaha kala duwan ee bulshada iyo sidoo kale ehelada Xaashi Cumar Xasan...
Kulan looga hadlayay amniga ayaa lagu qabtay magaalada Beledweyne kaasoo ay ka qeybgaleen maamulka gobolka Hiiraan iyo odayaasha dhaqanka. Kulanka...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay baqii nabadeed ee madaxweynaha maamulka koofur galbeed...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...
Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho