Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper Aktaş ayaa Xarunta Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ku qaabilay Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda...
Ciidamada deegaanka ee ku sugan koonfurta gobolka Galgaduud ayaa xaqiijiyay in ay aad ugu niyad san yihiin dagaalka ka dhanka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Aden oo howlo Shaqo u joogey Magaalada...
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya musane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Jiddah ee dalka boqortooyada Sucuudiga kulan kula yeeshay...
Guddiga Maaliyadda Gurmad Qaran oo maanta ku kulmay xarunta Hay'adda (𝗦𝗼𝗗𝗠𝗔) ayaa shacabka Soomaaliyeed markale ugu baaqay in ay ka...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta soo xiray aqoon-is-weydaarsi muhiim...
Shirka horumarinta Maaliyadda Dalka ee u dhexeeyay Wasiirada Maaliyadda heer fadaral iyo heer Dowlad-Goboleed ayaa maanta looga dooday sidii loo...
Kulankaan oo ay soo agaasimeen Maamulka dagmada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Galmudug ganacsato, siyaasiyiin waxgarad...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in DFS ay ku deeqeyso nus...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay qasaarihii ka dhashay qaraxii...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho