Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga shirka caalamiga...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa tababar usoo xirey qaar ka mid ah ciidanka...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta golaha shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa tobanaad,waxaana shir...
Wasiirka Arrimaha diinta iyo Owqaafta Mudane Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur,Oo Magaalada Makka ugu qeybgalay Shirkii 9-aad ee Wasaaraddaha Awqaafta...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo u wehliyo Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed),...
Wasaaradda Tamarta iyo Khayraad Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Hay’adda UNICEF iyo Shirkadda Dalsan Construction ayaa dayactir balaaran ku...
Ciidanka Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa howlgal ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen waxa ay ku qabteen...
Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamul goboleedyada ee Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulan su’aalo weydiin ah xafiiskiisa...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...
Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho