Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray howlgelinta Maxkamadda Xabsiga Muqdisho ee ku yaal KM7...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane. Maxamuuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenkiisa, Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa xarunta...
Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daah furay Ardaaga Casriyeynta Dowladnimada Soomaaliya, ayaa sheegay si...
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadley dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Iskaashiga...
Maanta oo Taariikh-du tahay 28/02/2024 Abaareo 16:15 daqiiqo, Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Boliiska Deegaanka Garasbaaley ayaa gacanta ku...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad eeXukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane JibrilCabdirashiid Xaaji ayaa si rasmi ah u daah-furay Qorshaha iyo Ka-jawaabista...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee...
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), oo kaashaneysa Xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Muhaajiriinta iyo...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho