Gen; Bashiir Maxamed Jaamac Keenadiid ayaa maanta loo doortay mudane ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Janaraal Keenadiid...
Shirweynaha Qurba joogta Soomaaliyeed ee ka socda dalka Qadar oo galay maalintii labaad. Shirka waxaa ka qeyb galaya madax ka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareye Guuto Sulub Axmad Firin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey sida nafhornimada leh ee Ciidamada Qalabka Sida ay u wajaheen...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyay geesiyada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland kuwaas oo jab xooggan...
Kulan howleedka maqaamka Caasimadda ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa...
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirt aiyo Daaqa dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa ka qeybgalay shirka...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay kulan ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka, waxaana kulanka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee...
Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho