-Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) ayaa daahfuray shirka wadatashiga qiimaynta qaab...
wax walba waa maalinteeda Taariikhda Soomaaliya waa tii uu ku dhaco isbedalka la yaabka leh ee Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuummada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeyb galaya shir heerkiisu sarreeyo oo...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Puntland ayaa Magaalada Gaalkacayo aroornimadii hore ee saaka dil toogasho ah ku fulisay 10...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaano dhaca Waqooyiga Magaalada Xudur...
Madaxweyanaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Fardowso Maxamed Cigaal ayaa...
Dilalka Israel ay ka waddo Gaza ayaa weli sii socda,iyadoo weerar lagu qaaday guri ku yaal xerada qaxootiga ee Jabalia...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 16-ka August 2024 1. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Kigali kaga...
Mas’uuliyiin ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa codsaday in Wasaaradda caafimaadka DFS,dowlad goboleedka Jubbaland iyo qurbo joogta Soomaalida ee ku...
Madaxa qaybta horumarinta barnaamijyada hay’adda SoDMA Dr. Ismaaciil Jimcaale ayaa maanta soo xiray Aqoon is weydaarsi ku saabsan Dhaqangelinta Xeerarka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho